Quran with Somali translation - Surah Maryam ayat 71 - مَريَم - Page - Juz 16
﴿وَإِن مِّنكُمۡ إِلَّا وَارِدُهَاۚ كَانَ عَلَىٰ رَبِّكَ حَتۡمٗا مَّقۡضِيّٗا ﴾
[مَريَم: 71]
﴿وإن منكم إلا واردها كان على ربك حتما مقضيا﴾ [مَريَم: 71]
Mahmud Muhammad Abduh cid idinka mid ah oon ku aroorayn ma jiro naarta, arrintaasna waxay ku ahaatay Eebahaa wax go'an oo xukuman |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu cid idinka mid ah oon ku aroorayn ma jiro naarta, arrintaasna waxay ku ahaatay Eebahaa wax go'an oo xukuman |