Quran with Somali translation - Surah Adh-Dhariyat ayat 39 - الذَّاريَات - Page - Juz 27
﴿فَتَوَلَّىٰ بِرُكۡنِهِۦ وَقَالَ سَٰحِرٌ أَوۡ مَجۡنُونٞ ﴾
[الذَّاريَات: 39]
﴿فتولى بركنه وقال ساحر أو مجنون﴾ [الذَّاريَات: 39]
Mahmud Muhammad Abduh Wuuna jeedsaday isagoo la jira colkiisii, wuxuuna ku yidhi waa Saaxir ama waa waalanyahay |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Wuuna jeedsaday isagoo la jira colkiisii, wuxuuna ku yidhi waa Saaxir ama waa waalanyahay |