Quran with Somali translation - Surah Al-haqqah ayat 11 - الحَاقة - Page - Juz 29
﴿إِنَّا لَمَّا طَغَا ٱلۡمَآءُ حَمَلۡنَٰكُمۡ فِي ٱلۡجَارِيَةِ ﴾
[الحَاقة: 11]
﴿إنا لما طغى الماء حملناكم في الجارية﴾ [الحَاقة: 11]
Mahmud Muhammad Abduh Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii |