القرآن باللغة الصومالية - سورة الماعون مترجمة إلى اللغة الصومالية، Surah Maun in Somali. نوفر ترجمة دقيقة سورة الماعون باللغة الصومالية - Somali, الآيات 7 - رقم السورة 107 - الصفحة 602.

| أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ (1) Ma u fiirstay kan isagu beeniya abaal marinta |
| فَذَٰلِكَ الَّذِي يَدُعُّ الْيَتِيمَ (2) Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan |
| وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ (3) Oo aan ku dhiirra gelin (dadka kale) quudinta miskiinka |
| فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ (4) Ee waxaa hoog leh kuwaa tukada |
| الَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ (5) Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda) |
| الَّذِينَ هُمْ يُرَاءُونَ (6) Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko |
| وَيَمْنَعُونَ الْمَاعُونَ (7) Ee bixin diida waxyaalaha aan looga maarmin nolol maalmeedka (zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye) |