القرآن باللغة الصومالية - سورة الكافرون مترجمة إلى اللغة الصومالية، Surah Kafirun in Somali. نوفر ترجمة دقيقة سورة الكافرون باللغة الصومالية - Somali, الآيات 6 - رقم السورة 109 - الصفحة 603.

| قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ (1) Dheh: Gaalooy | 
| لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ (2) Anigu ma caabudo waxa aad caabuddaan | 
| وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ (3) Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo | 
| وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ (4) Mana caabudi doono waxa aad caabuddaan | 
| وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ (5) Idinkuna ma caabudi doontaan Kaan anigu caabudo | 
| لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ (6) Waxaad leedihiin diintiinna (dhaqankiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda ( dhaqankeyga) |