القرآن باللغة الصومالية - سورة الضحى مترجمة إلى اللغة الصومالية، Surah Duha in Somali. نوفر ترجمة دقيقة سورة الضحى باللغة الصومالية - Somali, الآيات 11 - رقم السورة 93 - الصفحة 596.

| وَالضُّحَىٰ (1) Waxaan ku dhaartay Barqada |
| وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ (2) Iyo habeenka marka uu wax ku daboolo mugdigiisa |
| مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ (3) Rabbigaa kaama tagin (Muxammadow), mana uu kuu cadhoon |
| وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الْأُولَىٰ (4) Oo hubaal waxa dambeeya baa kaaga khayr badan waxa hore u tagey |
| وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ (5) Oo dhowaan Rabbigaa baa deeq ku siin doona, marka waad raalli noqon |
| أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىٰ (6) Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin |
| وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىٰ (7) Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin |
| وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ (8) Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin |
| فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ (9) Ee ma agoonka, ha dhibin |
| وَأَمَّا السَّائِلَ فَلَا تَنْهَرْ (10) Oo ma kan wax weydiista, ha canaanan |
| وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ (11) Oo ma xagga Nicmadda Rabbigaa, ka warran (oo ku mahdi) |